Qaar kamid ah Madaxda Maamul goboleedyada oo Kismaayo gaaray (Daawo Sawirada)

Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland waxaa maanta gaaray si weyna loogu soo dhaweeyay Madaxweynayaasha Maamul goboleedyada  Hirshabelle iyo Galmudug. Garoonka Diyaaradaha magaalada Kismaayo waxaa Madaxdan uga hortagay kuna soo dhaweeyay Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe iyo xubno kale oo katirsan maamulka Jubbaland. Madaxweynaasha Galmudug iyo Hirshabelle ayaa loo galbiyay xarunta Madaxtooyada Kismaayo … Continue reading Qaar kamid ah Madaxda Maamul goboleedyada oo Kismaayo gaaray (Daawo Sawirada)